Madaxweyne Biixi oo la kulmay Wakiillo ka socday Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka Sweden Amb. Per Lindgarde iyo Maria Groeneveld oo ka socotay Xafiiska Midowga Yurub ee Nairobi.   Waxaana kulankaan dhax maray Madaxweynaha Somaliland iyo wakiiladan ka socday Beesha Caalamka lagaga wada hadlay doorashooyinka ku soo … Continue reading Madaxweyne Biixi oo la kulmay Wakiillo ka socday Beesha Caalamka (Sawirro)